Waa Kuma Shaqsiga Awooda badan ku dhax leh Xafiiska R/W Kheyre kana dhax wada Khalalaasaha ?

Xoghayihii Xafiiska Raisul wasaaraha Somalia Maxamed Keynaan oo shaqada looga eryey qaladaad uu sameeyey laguna bedelay masuul kale ayaa waxaa soo baxay shaqsiyaad kale oo ku taagan wadadii uu maray Keynaan sida ay sheegayaan ilo wareedyo muhiim ah. Xoghayihii joogtada ahaa ee horey looga eryay Wasaaradda arrimaha gudaha, Yaxye Cali Hareeri oo haatan ka mid … Continue reading Waa Kuma Shaqsiga Awooda badan ku dhax leh Xafiiska R/W Kheyre kana dhax wada Khalalaasaha ?